Cali rer
baadiya ah ayaa loosoo qaaday New York city, maalin ka dib wuxuu dhexdhaqaaqay
magalada, wuxuu la yaabay daaraha dhaadheer. Markaasuu qofkii ka hor imaado
wuxuu weydiyaa qofka iska leh guryahan dhaadheer .Qof kasta wuu mashquulsanyahay
oo shaqo ayuu usocdaaa, marka waxaa loogu jawaabay (I don’t know) oo uu ula
jeedo ma aqaan. Hadana horay ayuu usocdaa dabaq kale ayuu arkaa sidiyo kale
ayuu dadka u weydiiyaa ayaguna ( I don’t know) ayeey ugu jawaabaan. Ninkii rer
miyiga aha intuu yaabay ayuu yiri oo ninkan (I don’t know) la dhaho guryo
badanaa. Maalintii dambe qof dhintay oo la wado ayuu arkay markaas ayuu qof
weydiiyey yaa waayo meydkan.. waxaa
loogu jawaabay (I don’t know ) . ninkii rer baadiyaha aha intuu farxay yaa
wuxuu yiri (I don’t know) maantuu dhintay waan inaa dhaqaalihiisa wax kabililiqeystaaaa!!
kkkkk
No comments :
Post a Comment