Faarax reer baadiye ah ayaa Qurbaha yimid. Habeen
ayaa asagoo marqaansan uu gurigiisa xilli dambe yimid. Wuxuu damcay
musqusha, Markaasu furay albaab, wuuna galay. Markuu albaabki xiray ayuu
nalkii ka damey. Wuu Furay markale.
Asagoo Mucjisadan la yaaban ayuu soo baxay oo iska seexday. Subaxii Markuu waaga baryay ayuu xaaskiisii ku yiri: Gacaliso, waa maxay albaabka haleysan ee marka la xiro nalka damayo, marka la furana daarmayo?
Waxay tiri: War nacas yahoow ma adigaa waxa tallaajada ku kaadiyay? kkkk

No comments :
Post a Comment