somali-hilarious.blogspot.com

Sheeko nin wax jeclaaday

Nin reer –aa— ah ayaa gabar aad u jeclaay , waxna uma sheegto , wuxuu sidaa ku jiraba maalintii danbe ayay soo hor martay, markaasuu damcay in uu u il jebiyo, ka dib labadii indhood buu isku qabtay, gabadhii baa ku tiri maxaad isugu qabanaysaa 2 da indhood , markaasa kulahaa way iska kay raaceen nacalada oo adigaba waad fahmi kartaa ee ka waran ina Adeer kkkkkkkkkkkk

No comments :

Post a Comment