sheeko qosol badan
Cali rer baadiya ah ayaa loosoo qaaday New York city, maalin ka dib wuxuu dhexdhaqaaqay magalada, wuxuu la yaabay daaraha dhaadheer. Markaasuu qofkii ka hor imaado wuxuu weydiyaa qofka iska leh guryahan dhaadheer .Qof kasta wuu mashquulsanyahay oo shaqo ayuu usocdaaa, marka waxaa loogu jawaabay (I don’t know) oo uu ula jeedo ma aqaan. Hadana horay ayuu usocdaa dabaq kale ayuu arkaa sidiyo kale ayuu dadka u weydiiyaa ayaguna ( I don’t know) ayeey ugu jawaabaan. Ninkii rer miyiga aha intuu yaabay ayuu yiri oo ninkan (I don’t know) la dhaho guryo badanaa. Maalintii dambe qof dhintay oo la wado ayuu arkay markaas ayuu qof weydiiyey yaa waayo meydkan.. waxaa loogu jawaabay (I don’t know ) . ninkii rer baadiyaha aha intuu farxay yaa wuxuu yiri (I don’t know) maantuu dhintay waan inaa dhaqaalihiisa wax kabililiqeystaaaa!! kkkkk
sheeko qosol badan
Cali rer
baadiya ah ayaa loosoo qaaday New York city, maalin ka dib wuxuu dhexdhaqaaqay
magalada, wuxuu la yaabay daaraha dhaadheer. Markaasuu qofkii ka hor imaado
wuxuu weydiyaa qofka iska leh guryahan dhaadheer .Qof kasta wuu mashquulsanyahay
oo shaqo ayuu usocdaaa, marka waxaa loogu jawaabay (I don’t know) oo uu ula
jeedo ma aqaan. Hadana horay ayuu usocdaa dabaq kale ayuu arkaa sidiyo kale
ayuu dadka u weydiiyaa ayaguna ( I don’t know) ayeey ugu jawaabaan. Ninkii rer
miyiga aha intuu yaabay ayuu yiri oo ninkan (I don’t know) la dhaho guryo
badanaa. Maalintii dambe qof dhintay oo la wado ayuu arkay markaas ayuu qof
weydiiyey yaa waayo meydkan.. waxaa
loogu jawaabay (I don’t know ) . ninkii rer baadiyaha aha intuu farxay yaa
wuxuu yiri (I don’t know) maantuu dhintay waan inaa dhaqaalihiisa wax kabililiqeystaaaa!!
kkkkk
Sheeko nin wax jeclaaday
Nin reer –aa— ah ayaa gabar aad u jeclaay , waxna uma sheegto , wuxuu
sidaa ku jiraba maalintii danbe ayay soo hor martay, markaasuu damcay in
uu u il jebiyo, ka dib labadii indhood buu isku qabtay, gabadhii baa ku
tiri maxaad isugu qabanaysaa 2 da indhood , markaasa kulahaa way iska
kay raaceen nacalada oo adigaba waad fahmi kartaa ee ka waran ina Adeer
kkkkkkkkkkkk
sheeko qosol badan.
Faarax reer baadiye ah ayaa Qurbaha yimid. Habeen
ayaa asagoo marqaansan uu gurigiisa xilli dambe yimid. Wuxuu damcay
musqusha, Markaasu furay albaab, wuuna galay. Markuu albaabki xiray ayuu
nalkii ka damey. Wuu Furay markale.
Asagoo Mucjisadan la yaaban ayuu soo baxay oo iska seexday. Subaxii Markuu waaga baryay ayuu xaaskiisii ku yiri: Gacaliso, waa maxay albaabka haleysan ee marka la xiro nalka damayo, marka la furana daarmayo?
Waxay tiri: War nacas yahoow ma adigaa waxa tallaajada ku kaadiyay? kkkk
Asagoo Mucjisadan la yaaban ayuu soo baxay oo iska seexday. Subaxii Markuu waaga baryay ayuu xaaskiisii ku yiri: Gacaliso, waa maxay albaabka haleysan ee marka la xiro nalka damayo, marka la furana daarmayo?
Waxay tiri: War nacas yahoow ma adigaa waxa tallaajada ku kaadiyay? kkkk
Subscribe to:
Posts
(
Atom
)