somali-hilarious.blogspot.com

sheeko qosol badan

Cali rer baadiya ah ayaa loosoo qaaday New York city, maalin ka dib wuxuu dhexdhaqaaqay magalada, wuxuu la yaabay daaraha dhaadheer. Markaasuu qofkii ka hor imaado wuxuu weydiyaa qofka iska leh guryahan dhaadheer .Qof kasta wuu mashquulsanyahay oo shaqo ayuu usocdaaa, marka waxaa loogu jawaabay (I don’t know) oo uu ula jeedo ma aqaan. Hadana horay ayuu usocdaa dabaq kale ayuu arkaa sidiyo kale ayuu dadka u weydiiyaa ayaguna ( I don’t know) ayeey ugu jawaabaan. Ninkii rer miyiga aha intuu yaabay ayuu yiri oo ninkan (I don’t know) la dhaho guryo badanaa. Maalintii dambe qof dhintay oo la wado ayuu arkay markaas ayuu qof weydiiyey yaa waayo meydkan..  waxaa loogu jawaabay (I don’t know ) . ninkii rer baadiyaha aha intuu farxay yaa wuxuu yiri (I don’t know) maantuu dhintay waan inaa dhaqaalihiisa wax kabililiqeystaaaa!! kkkkk

somali harlem shake lol

hahhhaah... cunuga waalan hooyadiis lama shukaansan karo

Sheeko nin wax jeclaaday

Nin reer –aa— ah ayaa gabar aad u jeclaay , waxna uma sheegto , wuxuu sidaa ku jiraba maalintii danbe ayay soo hor martay, markaasuu damcay in uu u il jebiyo, ka dib labadii indhood buu isku qabtay, gabadhii baa ku tiri maxaad isugu qabanaysaa 2 da indhood , markaasa kulahaa way iska kay raaceen nacalada oo adigaba waad fahmi kartaa ee ka waran ina Adeer kkkkkkkkkkkk